Liiska Golaha deegaanka Gaalkacyo oo la shaaciyey. [Masawiro]
March 24, 2019 - Written by Editor
Gaalkacyo:-Wasaarada arrimaha gudaha,Federaalka iyo dimoqraadiyeynta Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay liiska xildhibaanada ka mid noqday golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo.
Wasaarada arrimaha gudaha,Federaalka iyo dimoqraadiyeynta Puntland ayaa xustay tirade xubnaha golaha deegaanka ay noqdaan 31 xubnood halka 6 ka mid ah ay yihiin Dumar.
Hoos ka Akhriso liiska cusub ee Golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net