Maxkamada darajada 1aad ee magaalada Gaalkacyo oo dil ku xukumay eedaysane geystay Kufsi
(April 11, 2019)
Gaalkacyo:- Maxkamadda darajada kowaad ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay dil toogasho ku xukuntay, Mukhtaar Cabdikaafi Xirsi Axmed, oo fal kufsi ah& Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Ka Qayb Galay Isu Soo Bax Roob Doon Ah oo Garoowe Ka Qabsoomay.
(April 11, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb-galay isu soo bax Roob doon ah oo Eebbe lagu waydiisanayo raxmaddiisa, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka qayb-galay xaflad lagu sagootinayay Golaha Afhayeenada Goleyaasha Xeer-dajinta Soomaaliya.
(April 10, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caaawa ka qayb-galay Xaflad ballaaran oo casho sharaf iyo sagootin isugu jirt Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka
(April 10, 2019)
Washington :-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Washington kulan kula qaatay la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton. Shirkii Gudoomiyaasha golayaasha sharci dajinta dawlada dhexe iyo Maamul goboleedyada oo la soo gabagabeeyey Garoowe
(April 10, 2019)
Garoowe:-Waxaa maanta la soo gabagabeeyey shirkii golaha afhayeenada golayaasha xeer-dajinta dalka soomaaliya oo dhowr cisho ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland. Hoos ka Akh Madaweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Rukta Ganacsiga Abu-Dhabi iyo Ganacsato.
(April 10, 2019)
Abu Dhabi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo muhiima la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Madaxweynaha Puntland oo Safar Shaqo Ugu Ambabaxay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.
(April 8, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu amb Gudoomiyaha Baarlamanka KGS oo tegay Muqdisho
(April 7, 2019)
Baydhabo:-Wafdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye , ayaa gaarey Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Dalka soomaaliya wafdiga Gudoomiya Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Jarmalka Ee Soomaaliya.[Masawiro]
(April 7, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka subaxnimadii hore safar dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Boosaaso, soona Gebagebeeyey safarkiisii taariikhiga Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Ka Qayb Galay Shir Loogu Qareemayo Degmooyinka Caluula iyo Galdogob.
(April 7, 2019)
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb-galay shirka Ansixinta Mas
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|