Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Bulshada Degmada Boosaaso.[Masawiro]
(April 6, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Kulankan uu Madaxweynuhu l Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sadiiq Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah (Daawo)
(April 6, 2019)
Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah w Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea
(April 6, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea Mudane Cusmaan Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Xarunta Degmada Boosaaso iyo Xarunta Gobolka
(April 6, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer ku sameeyey xarunta Dowaladda Hoose ee degmada Boosaaso iyo xarunta Gobolka Bari. Madaxweyne Deni oo booqsho iyo Madaxweynaha Puntland shir gudoomiyey shirka golaha xukumadda.[Video]
(April 4, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo shir gudoomiyey shirka golaha xukumadda oo maanta markii ugu horaysay ka qabsoomay magaalada Boosaaso. Wasiirka Wasaaradda Caddaal Madaxweynaha PL oo kulan la qaatay Ganacsatada Puntland.[Masawiro]
(April 4, 2019)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay Ganacsatada Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Bari, Kulankan uu Madax Madaxweynaha KGS oo Shir Gudoomiyey Kullanka Khamiis lah ee Gollahiisa wasiirada.[Masawiro]
(April 4, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta Shir Gadoomiyey Kullanka Khamiislah Ee Gollaha wasiirada Koonfur galbeed Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka qayb-galay Xafladda Qalinjebinta Ardayda Jaamacadda PSU.
(April 3, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb-galay munaasabad ballaaran oo ay ku qalinjebinayeen 202 arday oo bartay kuliyado kala duwan, isla Madaxweynaha KGS oo shir gudoomiyey shir looga hadlayo arrimaha amniga
(April 3, 2019)
Baydhabo:- Madaxweynaha Dowlad Gobolledka koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane /Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen aya Shir Gadoomiyay Kullan Looga hadlayay Arrimaha Amniga Deeganada Kgs ,waxana ka so Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Bangiga Adduunka.
(April 2, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Bangiga Adduunka oo ay hoggaaminayso madaxa mashaariicda tayaynta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|