Wakiilka IGAD Ee Soomaaliya Dr.Maxamed Guyow oo Kismaayo gaaray
(August 4, 2019)
Kismaayo:-Maanta waxaa magaalada kismaayo ee xarunta kmg ah ee Jubbaland soo gaarey wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr.Maxamed Guyow. Wafdi
Madaxweynaha JFS oo ka geyb galay Salaadii Janaasada ee Eng Yariisow
(August 4, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Gu