Madaxweynaha KGS oo magacaabay gudi soo baara dil ka dhacay baydhabo
(August 12, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( lafta gareen )ayaa waxaa uu magacaabay gudi soo baara dhacdadii dilka ahayd ee 9kii bisha August 2019  loo geystay ganacsa
Ciidanka Booliska Boosaaso oo qabtay nin dil ka geystay Boosaaso
(August 12, 2019)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu dilay  magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari nin u dhashay dalka Kenya oo u shaqayn jiray  shirkadda kalluumaysiga Ocean waxaan dilkiisa geystay askari