DFS oo war ka soo saartay shir ka furi doona magaalada Muqdisho
(September 30, 2019)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay caawa war-saxaafadeed kasoo saartay shir caalami ah oo maalinta beri ah ka furmi doono magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Hoos ka
Madaxweynaha Gal-Mudug oo sheegay in uu dib ula soo noqday mas’uuliyadii uu horay ugu wareejiyay DFS
(September 30, 2019)
Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arim
Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(September 30, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka
Madaxweynaha dowladda Puntland oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Puntland ee Boosaaso.[Masawiro]
(September 26, 2019)
Boosaaso, Sep, 26, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa qasriga Madaxtooyada Magaalada Boosaaso kulan kula qaatay Ganacsatada Puntland, gaar ahaan kuwa
Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Jubaland
(September 26, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada o
Soomaaliya, Masar iyo Kenya oo shir saddex-geesood ah ku yeeshay magaalada New york
(September 25, 2019)
Newyork:- Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Kenya Mudane Uh
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Anbabaxay Wadanka Turkiga.
(September 25, 2019)
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntlland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo isagu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Ganacsato ayaa u ambabaxay Wadanka Turkiga, halkaas
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Garoonka Boosaaso.[Video]
(September 25, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa Kormeer ku sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso, Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland Xuseen Cismaan
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland.
(September 24, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 73 September, 23, 2019 ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland.
Kelmad ku saabsan joojinta tababarkii qoyska ee Hargeisa Sh Mohamed Idirs[ Video]
(September 23, 2019)
Kelmad ku saabsan joojinta tababarkii qoyska ee Hargeisa Sh Mohamed Idirs sidee wax u dhaceen, waxaa arrinkaas ka waramaya Sh Mohamed Idirs ee daawasho wacan Halgan.net

Next Page »