Madaxweyne Deni oo Daahfuray Bilawga Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad 2020 -2024.
(August 7, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daahfuray bilawga Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad sanadaha 2020 -2024. Madaxweynaha oo khudbad muhiim ah ka jeediy