Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiyada Dastuurka Heer Faderaal iyo Heer dowladaha Xubnaha ka ah DFS.(Masawiro)
(August 25, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan soo dhawayn iyo is xog waraysi isugu jiray la qaatay Guddiyada Dastuurka Heer Faderaal iyo Heer dowladaha Xubnaha ka
Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiirka Qursheynta Ee Galmudug
(August 25, 2019)
Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa xil-kaqaadis ku sameeyay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Ee Galmudug. Waxa uuna amray in uu Xilka sii heyn doon
Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo Sheegay in uu Tanaasulay gogalna uu fidiyey (Daawo)
(August 25, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo Cabdiqani Cabdirahmaan Khaliif oo kamid ah