DFS oo sheegtay inaysan Aqoonsaneyn Natiijada doorashada Jubbaland ka dhacday
(August 22, 2019)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay fariin qoraaleed ay ku sheegeen in eysan aqoonsaneyn natiijooyinka k
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
(August 22, 2019)
Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish ). Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Muda
Golaha Wasiirrada Oo Magacaabay Taliyaasha Xoogga, Nabad Sugidda, Booliiska Iyo Asluubta
(August 22, 2019)
Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Boo
Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay Wasiiru- Dowlaha Britain u Qaabilsan Arrimaha Afrika
(August 22, 2019)
Baydhabo:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tababar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalk
Madaxweynayaashi Hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo u hambalyeeyay Axmed Madoobe
(August 22, 2019)
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ayaa waxay Hambalyo u direen Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ka dib doorasho saaaka ka dhacday magaalada Kismaayo ee
Maxkamadda Sare ee PLoo dil ku riday 3 nin oo kufsi iyo dil u geystay Caasho Ilyaas
(August 22, 2019)
Garoowe:-Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland ayaa dil-toogasho ku xukuntay saddexdii nin ee kufsiga,dilka iyo afduubka u gaystay Caasho ilyaas aadan oo gabar 12 sanno jira ahayd. Hoos ka Daawo Ma
Puntland oo u hambalyeysay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaan.
(August 22, 2019)
Garoowe:- Warmurtiyeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in dowlada Puntland ay hambalyeysay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaan. Madaxweynah
Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynah Jubbaland
(August 22, 2019)
Kismaayo:- Axmed Maxamed Islaam Axmed ayaa  mar kale dib loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland, oo maanta doorashadiisu ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose. Madax