Barmaamjika Gun-gaar oo lagu waraystay xubno ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish.[Video]

August 14, 2019 - Written by Editor

Muqdisho:-Barnaamijka Gun-gaar ee looga hadlo dabagalka shirqoollada  kooxaha Daacish iyo Al-shabaab ay ka fuliyen Boosaaso iyo Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaa soo diyaariyey SNTV.

Barmaamjikaan Gun-gaar ayaa waxaa soo saaray tv-ga ku hadla afka dowladda Federaalka Soomaaliya oo xaruntiisu ay tahay magaalada Muqdisho e caasimada dalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Barnaamijka Gun-gaar ee looga hadlo dabagalka shirqoollada Argagixiso ee ay Soomaaliya ka geystaan kooxaha Daacish iyo Al-shabaab, SNTV

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.