DFS oo sheegtay inaysan Aqoonsaneyn Natiijada doorashada Jubbaland ka dhacday
August 22, 2019 - Written by EditorMuqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay fariin qoraaleed ay ku sheegeen in eysan aqoonsaneyn natiijooyinka ka soo baxay magaalada Kismaayo,ka dib markii mar labaad dib loo doortay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Soomaaliya
no images were found
A/cawaale
Halgan.net