Golaha Wasiirada ee Jubaland oo Xayiraadii ka qaaday Masuuliinta DFS

August 28, 2019 - Written by Editor

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo maanta uu shir gudoomiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xayiraadii lagaga qaaday Golaha Xukuumada Federaalka ah kaas oo kal hore golaha Wasiirada Jubbaland ay hakiyeen wada shaqayntii ka dhaxaysay labada dhinac.

Xigasho Jubaland TV Halgan.net

Comments are closed.