Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo soo dhaweeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal.[Video]
August 1, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Gudoomiyaha dowladda Puntland ayaa kulanka uu
la qaatay wafdi ka kooban labada Aqal ee Soomaaliya oo ay hogaaminayaan, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari.
Hoos ka Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal ee Soomaaliya.
M_M_Deeq
Halgan.net