Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo soo saaray amar ku saabsan dhulalka
August 14, 2019 - Written by Editor
Qardho:-Gudoomiyaha Gobolka karkaar Siciid Maxamed faahiye ayaa waxaa uu fariin qoraaleed ku amray Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Krkaar, Guddiga xalinta khilaafadka dhulka Gobolka karkaar iyo Taliyaha qaybta Gobolka karkaar in si deg deg ah loo dhameeyo Khilaafka Dhulalka.
Hoos ka akhriso qoraalka Gudoomiyaha Gobolka Karkaar uu soo saaray amar ku saabsan dhulalka
[ngg src=”galleries” ids=”3055″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

