Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiirka Qursheynta Ee Galmudug
August 25, 2019 - Written by Editor
Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa xil-kaqaadis ku sameeyay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Ee Galmudug. Waxa uuna amray in uu Xilka sii heyn doona Wasiiru Dowlaha Wasaarada inta laga magacaabayo Wasiir kale.

A/Cawale
Halgan.net