Madaxweynaha JFS oo ka geyb galay Salaadii Janaasada ee Eng Yariisow
August 4, 2019 - Written by Editor![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/08/67693086_2370117039739427_4809229139376603136_n.jpg)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow).
Halgan.net
Muqdisho