Maxkamadda Sare ee PLoo dil ku riday 3 nin oo kufsi iyo dil u geystay Caasho Ilyaas
August 22, 2019 - Written by Editor
Garoowe:-Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland ayaa dil-toogasho ku xukuntay saddexdii nin ee kufsiga,dilka iyo afduubka u gaystay Caasho ilyaas aadan oo gabar 12 sanno jira ahayd.
Hoos ka Daawo Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland dil ku xukuntay 3 nin ee kufiga iyo dil u geystay Caasho Ilyaas Allaha u naxaristee.
M_M_Deeq
Halgan.net