Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo Sheegay in uu Tanaasulay gogalna uu fidiyey (Daawo)

August 25, 2019 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo Cabdiqani Cabdirahmaan Khaliif oo kamid ah Siyaasiyiinta ka aragtida duwanaa Madaxweynaha Xiligii Doorashooyinka hadana u istaagay sidii kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed xal looga gaari lahaa loona adkayn lahaa midnimada iyo wadajirka Bulshada.

Madaxweynaha ayaa xubnahan ka dhagaystay aragtidooda la xidhiidha sidii horay loogu sii socon lahaa loona ilaalin lahaa Midnimada iyo nabadgalyada dalka.

Madaxweynahu wuxuu balan qaaday in uu albaabada u furayo dhamaan dadka ree Jubbaland oo uu u istaagayo sidii uu u hogaamin lahaa Jubbaland Mid ah oo dhamaan dadku ay iska dhex Arkaan wadatashi iyo Midnimana ay sal u tahay.

Xigasho Tv-ga Jubaland
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online