Wasiirka duulista hawada Puntland oo waraysi siiyey Tv-ga Puntland
August 5, 2019 - Written by Editor![](https://i0.wp.com/halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/08/itoobiya.jpg?fit=1024%2C683)
Garoowe:-Wasiirka wasaarada garoomada iyo duulista hawada dowlada Puntland Xassan Cismaan Gabiliey oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Puntland ayaa waxaa wax laga wiidiiyey xubno ka tirsan diyaaradaha ka dhex shaqeeyey gudaha dalka Soomaaliya oo dacwo ka dhan ah duulimaadka diyaarada Ethiopian airline ay ka bilaawday deegaanada Puntland u gudbiyey dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Daawo waraysiga Tv-ga Puntland uu la yeeshay Wasiirka wasaarada garoomada iyo duulista hawada Puntland
A/Cawaale
Halgan.net