Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo lagu soo bandhiga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020
November 18, 2019 - Written by Editor
Boosaaso:-Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa lagu ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020 oo dhan $346,416,158.99.
M_M_Deeq
Halgan.net