Ciidanka PSF oo ka hortegay qarax la dhigay gudaha Boosaso.[Masawiro]

December 18, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay saaka oo taariikhdu ay tahay 18 December 2019 ku guulaysteen in ay ka hortagaan oo fashiliyaan qaraxyo iyo miinooyin ay kooxaha cadowga ahi geliyeen kuna aaseen guhaa magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Saarkiisha Ciidamada Amniga Puntland PSF ayaa ugu baaqay shacabka reer Puntland in ay ka digtoonaadaan dhagaraha kooxaha cadawga u ah Puntland kuwaas oo doonaya in ay wax u dhimaan amniga iyo nabadgelayada ka jirta deegaanada Puntland guud ahaan gaar ahaan Boosaaso.

Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa waxaa ay saldhiyo kale duwan ku leeyihiin Buuraha Calmadow gaar ahaa deegaanka Galgala , Sugure, Madashoom , Bosaaso, Garowe iyo Gaalkacyo iyagona dagaalo kale duwan la gala ciidamo daaacada u ah Al-shabaab iyo ISS.

Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa Qoraal kooban oo ay soo dhigeen bartooda ay ku leeyihiin baraha bulshada gaar ahaan Facebooga ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay ka hortageen qarax la doonayey in lagu wax yeeleeyo dadweyanaha reer Boosaaso iyagoona ugu baaqay dadweynaha inay la shaqeeyaan laamaha amniga ee Gobolka Bari.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online