Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo

December 16, 2019 - Written by Editor

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland kadib safar shaqo oo uu Dalka dibadiisa ugu maqnaa muddo 20 cisho ah.

Madaxweyne kuxigeenka 2aad ee Jubbaland, labada gole ee Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee ururada bulshada ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa si diiran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Sayyid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa yiri ” Waxaa laga hadlayaa Doorashada 2020 iyo dariiqa ay noqoneyso, hishiis siyaasadeed baa lagu gaari karaa Doorasho iyo meesha la aadayo, lkn waan soo dhaafnay anaa iri waqtigii la oran jiray. “

——- Dhamaad—–

Comments are closed.

Archives
December 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online