Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Xarfo oo la magacaabay
(April 1, 2020)
Xeer Wasiir lr.54 soona baxay 01,April 2020, kuna saabsan magacaabid xoghayaha cusub ee Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadi yeynta Puntland
Madaxweyne Deni Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde.
(April 1, 2020)
Garoowe:-Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xu

« Previous Page