Madaxweynaha Puntland Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya.
(July 29, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Danjire. Michael Nithavrianak