Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay
(August 12, 2023)
Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan
Madaxweynaha Puntland oo daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee Fatahaada Qardho
(August 12, 2023)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee Fatahaada iyo daadadka kusoo rogmada Degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Mas
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray laanta Bangiga Dhexe ee Dhuusamarreeb
(August 10, 2023)
Dhuusamarreeb:-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa siwadajir ah u xarigga uga jaray laanta Bangiga Dhexe ee Dhuusamarreeb.
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(August 10, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Diyaar garowga dhismaha Goleyaasha deegaanka
Madaxweynaha JFS oo gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Galmudug.
(August 10, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyay sh
Madaxweynaha Puntland Shir-guddoomiyey Golaha Horumarinta Dhaqaalaha Puntland
(August 9, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir ku saabsan Horumarinta dhaqaalaha Puntland, Kaasi oo ku qabsoomay Xarunta dhexe ee Wasaaradd
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug
(August 7, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door muhiim ah uga qaada
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
(August 5, 2023)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray ma
Hogaanka Fulinta Khaatumo State iyo ku xigeenkiisa oo la doortay.
(August 5, 2023)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxaa maanta ka dhacay doorasho taas oo lagu dooranayey hogaanka sare ee Maamulka Khaatumo State waxaana dooranayey hogaanka sare SSC
Madaxweynaha DFS oo shir-guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka
(August 5, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo

« Previous PageNext Page »