DFS oo wamurtiyeed ka soo saaray kulan la qaadatay SSC Khaatumo
(October 19, 2023)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane iyo hoggaamiyaha SSC-Khaatumo mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda shaacinta Wadatashiyadi
Madaxweynaha JFS oo gaaray degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool
(October 19, 2023)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Ma
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland
(October 19, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44 ee 19-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirkii Golaha Wasiirad ee Puntland.[Video]
(October 19, 2023)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirad