Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jarey Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud Booliska Puntland.
(October 18, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland. Madaxweynaha