Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii hore ee Gal-Mudug
(October 31, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland, waxaa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Madaxwey