Madaxweynaha Puntland qeybgalay xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta.
(October 29, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo ka