Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland
(October 11, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntla