Mid ka mid ah raggii lagu eedeeyay dilka Sh.Maxamed Xassan oo dambi lagu helay.[Video]
(October 26, 2023)
Columbus:-Maxkamad ku taalla magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa dambi ku heshay nin kamid ah raggii magaaladaasi ku dilay Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo kamid aha culumada ugu waaweyn ee dalka Mar
Madaxweynaha dowladda Puntland oo taageero u muujiyey Xildhibaan Marwo Cabdishakuur Xaaji Cali Salaad
(October 26, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni asaga oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland, waxaa uu taageero la garab istaagay Xildhibaan Marwo
Raisulwasaaraha JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malaysiya
(October 26, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malaysiya Mudane Ruzai
Raisulwasaaraha JFS oo shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada DFS.
(October 26, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leya
Madaxweynaha JFS oo qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya
(October 26, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya ayaa Khudbad
Madaxweynaha Puntland oo shirgudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(October 26, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, dhameystirka fariisinta Goleyaasha deegaanka