Madaxweynaha Puntland ka qeybgalay munaasabadda Jaamacada Bariga Africa faraceeda Garoowe

October 15, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda qalanjebinta dufcada 11-aad ee Jaamacada Bariga Africa faraceeda Garoowe, oo tiradoodu ka badantahay 200 oo arday.

Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyay Maamulka Jaamacada Bariga Africa iyo Ardayda maanta qalinjebisay, wuxuuna muujiyey muhiimada ay dowladu siisay in lasoo saaro jiil waxbartay oo anfaca diintooda, dadkooda iyo dalkooda.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
October 2023
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online