Dhaarinta Xildhibaanada 2-da gole ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacday Muqdisho

December 27, 2016 - Written by Editor

3-300x169-70x70Muqdisho:-Waxaa saaka si rasmi ah ugu bilaabtay magaalada Muqdsho ee caasimada Soomaaliya dhaarinta Xildhibaaada labada qole ee  Aqalka Hoose iyo kan sare, waxaan goobta lagu dhaarinayo Xildhibaanada ku suganaa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya , Xassan Sheekh Maxamuud ,Ra’iiusl wasaaraha Cumara Cabdrashiid Cali Sharmaake , gudoonka Baarlamaanka , xubno ka mid ah beesha caalamaka iyo Madxada maamul gobolleedyada.

Marki la soo gabagabeeyey  xafladii dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ayaa waxaa Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya  ay doorteen 2 shir gudoomiye  oo iyagu ah uwa ugu da’weyn Xildhibaanada labada gole waxaa la kala doortay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa noqday xildhibaanka ugu da’da weyn aqalka hoose ee Baarlamaanka oo si u meel gaar u haynaya xilka  iyo  Maxamed Xassan Raage oo loo doortay Aqalka sare.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in la doorto mudo labo usbuuc ah ka dib. Amaanka guud ee xaafadda Magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana goob badan la dhgay ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online