Muxaadaraadkii xalay laga jeediyey Nadwo cilmiyeed xalay ka bilaabatay Masjidka Al-Huda ee Garoowe ( Daawo)
December 29, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Kulan cilmiyeed xalay lagu qabatay Masjidka Weyn Ee Al-Huda waxaa kasoo qayb galay Culimo udiin misaan weyn kuleh Guud ahaan Gayiga Somalidu Degto Ugu horayn waxaa goobta kahadlay Sh Dalmar Guureeye Oo kutilmaamay in ay timid Nadwo Cilmiyedkaan waqti loobaahnaa in laga digo armo badan oo bulshada lagu fasaadinayo .
Nadwo Cilmiyeedkaan waxaa Labo Muxaadaro oo aad u qiimo badnaa kasoo jeedshay Labada Sheekh ee kala ah Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf Iyo Sh Jaamac Siciid Ciise
Qaybta hore waxaa galay Sh Maxamud Waxaana uu Halkudhig uga dhigay Xadiith ka Nabiga S.C.W (كلكم راع وكلكم مسؤول عن رعيته )Qofwalba Waa Mas’uul waana la wey diinayaa wixii Uu Mas’ulka Ka ahaa
Muxaadarada Qaybteeda labad waxaa Galay Sh Jaamac Siciid Ciise Waxayna Ahayd Halku Dhigeedu (كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون ) Nafwalba Waa Tii Dhadhamisa Geerida .
no images were found
Dhamaan Muxaadaraat Kaan Waxaa Kasoo Qayb galay Boqolaal dadweyna ah kuwaas oo dhamaan siwanaagsan uga faa iidaystay halka kumanaan kale na ay kala socdeen Idaacadaha Gudaha Iyo kumaan kale oo sitoos ah uga dhagaysanayay Dalka Iyo Dibada Halgan Radio Live oo Nadwada Live u tabinayey.
Hoos Ka Daawo Muxaadaraadkii Nadwo Cilmiyeedkii lagu qabatay Masjidka Al-Huda Garoowe Habeenkii Koowaad.
1- Sh Jaamac Siciid Ciise (Geerida)
2-Ilaalinta Masuuliyada saaran qof walba Sh Maxamuud Xaji Yuusuf
Musasat Al-Minhaaj Faraca Nugaal
Garoowe
Halgan.net