Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho
March 23, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey qaraxii iyo weerarkii bahal nimada ahaa ee ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.
Hoos ka Akhriso Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho.
M_M_Deeq
Halgan.net