Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo soo saaray amar ku saabsan dhulalka
August 14, 2019 - Written by EditorQardho:-Gudoomiyaha Gobolka karkaar Siciid Maxamed faahiye ayaa waxaa uu fariin qoraaleed ku amray Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Krkaar, Guddiga xalinta khilaafadka dhulka Gobolka karkaar iyo Taliyaha qaybta Gobolka karkaar in si deg deg ah loo dhameeyo Khilaafka Dhulalka.
Hoos ka akhriso qoraalka Gudoomiyaha Gobolka Karkaar uu soo saaray amar ku saabsan dhulalka
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net