Dunida Islaamka oo inta badan laga soomayo maalinta Birito oo Jimca ah
July 19, 2012 - Written byMuqdisho:-Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in lagu arkay bishii Ramadaan, dalal dhow ah oo ka tirsan dunida Islaamka waxaana ka mid ah wadamada laga arkay bisha Ramadaan sacuudiga,Qadar ,imaaraadka carabta,iyo dalka Soomaaliya .
Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net ayaa ugu u diraya umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah tahniyad ka aadan bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaana alle ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwa ka faa,ideysta
Halgan.net
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
2 Comments so far
Leave a comment
ramadaan kariim kuli caam wa antum biqeyr dhamaan umada islaamka wa bil barakeysan waa bil qeyr waa bil cibaado oo la iska ilaliyo xumaan wanagane la badsado quraan aqriska labadiyo xanta la iska yareey qeyrka lagu dadaalo masakiinta la afuriyo ilahey hanaga dhigo kuwii ka faideysto amiin amiin amiin
Asc dhammaan musliin meel walba ay joogaan hambalyo ayaan leeyahay kuwa kafaa idaysto allaha naga dhigo ramadaankan