Guddiga doorashada ee Puntland oo sheegay in Xisbiyo Siyaasadeed laga furan karo Puntland
September 11, 2012 - Written byGaroowe:-Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Maxamed Xassan Barre ayaa maanta si rasmi ah u sheegay in dowlada Puntland ay fasaxday in xisbiyo Siyaasadeed laga furan karo Puntland taas oo in mudo dhowr sano ah la wada dhowrayey.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Maxamed Xassan Barre ayaa sheegay in laga bilaabo maanta ay cid walba ay xisbi siyaasadeed ka furan karto deegaanada Maamulka Puntland wuxuuna ugu baaqay in ay 3 bilood gudahood ay isku soo diiwaan galiyaan.
no images were found
Shuruudaha laga rabo xisbiga siyaasadeed ee ka howlgalaya Puntland ayaa waxaa si kooban saxaafada ugu dulmaray Cabdirsaaq Shoola.
M_M Deeq
Halgan.net