Puntland oo ka digtay duufaan cusub ee MEGH oo ku soo fool leh xeebaha Puntland.[Dhagayso]

November 7, 2015 - Written by Editor

QoobderoGaroowe:-Wasaradda Arrimaha gudaha dowadda Puntland ayaa mar kale waxaa ay ka digtay duufaan ku soo wajahan deegaanad ku teedsan Gobollada Bari, Gobolka Sanaag iyo qaybo ka mid ah Gobolka Nugaal. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdilaahi Xaaji Qoobdeero oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Garowe ayaa sheegay in duufaan la yiraaho MEGH ay ku soo wajahan tahay maalinta berrito ah xeebaha deegaanada Puntland isagoo wasiirku ku wargeliyey dadweynaha in ay taxadarkooda qaataan.

Hoos ka Dhagayso Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdilaahi Xaaji Qoobdeero

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/duufaan.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online