Raisulwaasaraha DFS oo khudbad ka jeediyey Shirkii Golaha Amaanka (Daawo)

November 10, 2015 - Written by Editor

151aRaisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa khudbad ka jeediyey Shirkan Golaha Amaanka ee QM waxaana shirkaas goobjoog Ergayga UN ka ee Soomaaliya Amb Nicholas Kay wuxuuna si kooban uga hadlay wax qabadka Xafiiska UN-ka iyo waliba hawlaha ka socda dalka Soomaaliya isaga oo sheegay in Soomaaliya si weyn uga soo kabaneyso.

Xafiiska UNSOA oo ah xafiiska Qaramada Midoobay ee taageerida ciidamada Midowga Afrika (AMISOM).  ayaa waxaa sidoo kale laga badalay magacii isaga oo loo badalay UNSOS.

Dhanka kale Raisulwasaaraha DFS ayaa waxaa uu ka hadlay waxqabadka xukuumadiisa iyo hiigsiga 2016

Hoos ka Daawo Khudbada Raisulwasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online