Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shirkoodii maanta Qodobo ka soo saaray
November 12, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Ammaanka, Safarkii Madaxweynaha ee dalka isu-tagga Imaraadka Carabta, Saamaynta duufaanta ee xeebaha Gobolada Gardafuu iyo Bari, wax qabadkii Dawladda Puntland ee Gobolka Mudug, U diyaar garowga la xisaabtanka Hay’adaha Dawladda, Ka Doodida xeerar kala duwan iyo warbiximo.
Hoos ka akhriso qodobada ka soo baxay Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland no images were found no images were found no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net