Falanqeyn: Go’aanka Baarlamaanka ay ka soo saareen Darbiga Kenya [Dhagayso]

November 16, 2015 - Written by Editor

Mas’uuliyiinta Mamaulka Jubba ayaa sheegay in dawladda Kenya ay joojisay dhismaha gidaarka laga dhisayey xuduudda u dhaxaysa labada waddan inkastoo aysan weli caddayn in talaabadanay tahay mid joogto ah.

Dhinaca kalena xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa dalbaday in ciidamada Kenya laga saaro dalka, dadka Soomaalida ah ayaa iyaguna weli aragtidooda ka dhiibanaya arrintan.

Fallanqeyn arrintan ku saabsan waxaa magaalada Muqdisho ku diyaarisay weriyaheena Seynab Abuukar, oo aqoonyahanno ay kala qeyb galayaan.

Hoos ka Dhagayso dooda Darbiga dalka Kenya ay kadhisayso xadka Soomaaliya

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online