Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland (Warsaxaafadeed +Masawiro)
November 19, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa waxaa ay maanta isigu yimaadeen kulan waxaana gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaana kulankii maanta looga hadlay Ammaanka, Dib u eegista Sharciga Hanti-dhowrka, Tayo-dhowrka Badeecadaha, Qorshe hawleedka Guud ee Dawladda, iyo Madasha Doorashooyinka 2016, iyo arimo kale oo badan .
no images were found
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka golaha Wasiirada Puntland ee maanta ku kulamay magaalada Garoowe. no images were found
M_M Deeq
Halgan.net