Sh C/Naasir Xaaji Axmed iyo Dr Sh Axmed Jaamac Ismacil oo muxaadaro ka jeediyey Jaamacada Nugaal.[Masawiro]

November 21, 2015 - Written by Editor

12208586_838566056240590_4798936381235133870_nLaascaanood:-Culimada waaweyn ee gobolka Sool gaar ahaan Sh. C/naasir Xaaji Axmed iyo Dr Sh Axmed Jaamac Ismacil Mire  ayaa habeenimadii xalay muxaadaro qiimo badan waxaa ay ka jeediyeen xarunta Jaamacada Nugaal. Muxaadaradan oo dhinacyo badan taabanayay ayaa muxaadaradu u badanyd is dhex galka rag iyo Dumarka , dhibaatooyinka ay leedahay , iyo shareecada Islaamku waxa ay ka qabto iyo Fataawe kala duwan .

Muxaadaradaan oo ay ka soo qayb galeeb qaybaha kala duwan ee Jaamacada Nugaal ayaa markii ay muxaadardu dhamaatay waxaa Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed yo Dr Sh Axmed Jaamac Ismacil  la waydiiyay su’aalo kala duwan oo taabanaya dhinacyada kala duwan ee nolosha.

no images were found

Mawliid Haradigeed
Lascaanood,Somalia

 

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online