Duruus Online
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/1111.jpg)
(November 21, 2011)
Waxaa loogu bishaareynayaa dhammaan Bulshada ku dhaqan St.Lous Mosouri in uu soo booqan doono Masjidka Sheikh Mohamed Idiris Axmed jeedin doonana Muxaadaraad waxii faahfaahin ah ka eeg Flyerka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/dsc01489.jpg)
(November 20, 2011)
Qardho:-Shiikh Xassan Maxamed Muuse Bookh oo ah Shiikh magaalad Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa uu duruus kale duwan ka bixiyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalad Qardho, Sh.Xassan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/10/shible2-300x225.png)
(October 20, 2011)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliya ayaa muxaadaro qiimo leh waxaa uu ka jeedshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu muxaadaradiisa ugu magac daray Firqoo Kitaabkii uu ka akhrinayey Sh Cabdiraxmaan Abyad Masjid Al-Tawxiid.(Dhamaad)
(October 10, 2011)
Copenhagen:-Waxaa hadda si live ah u socda darsigii 5aad ee uu Shiikh C/raxmaan Abyad ka akhri nayey Masaajidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark, Shiikh Cabdiraxmaan Aby
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/10/masjid.jpg)
(October 4, 2011)
Nairobi:-Sh C/qaadir Boobe ayaa muxaadari aad u qiimo badan ka jeedshay magaalada Nairobi waxaana uu sheekhu uga hadlay Muxaadaradiisa In Nabdi Maxamed uu yahay Naxariis loo hibeeyey dunida oo dhan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/Sh_-Idriis-300x2251.jpg)
(September 20, 2011)
Mecca:-Sh Maxamed Idirs Ahmed ayaa kitaab cusub waxaa uu ka bilaabay qolka Somali Islamic Taqwa ee aalada Paltalka qolkaas oo ka mid ah qolalaka Faafiya Dacwada Iyo khayrka soona xira culumada Soomaal
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/shible2.png)
(September 14, 2011)
Nairobi:-Shiikh Maxamuud Shiikh Maxamed Shibli oo 4-tii habeen ee la soo dhaafay Muxaadaro uu kaga digayey ka bad badinta gaaleysiinta ka waday Masaajidka Hidaaya ayaa habeen hore soo afmeeray. &nb
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/cabdi.jpg)
(September 14, 2011)
Laascaanood: Mareegta wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray saaka muxaadaraadkii Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culi mada dalka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolk
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/sh_umal.jpg)
(September 6, 2011)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu ka akhriyaa Masjidka 6st ee ku yaal magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Kitaabka Muntaqal Akhbaar waxaana ku taxan dadweyne aad u tiro badan Sh Maxame
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/abyad1.jpg)
(September 6, 2011)
Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa silsilad Muxaadarooyin ka ka jeedshay masaajidka Al-Tawxiid ee wadanka Denmark muxaadarooyinka ayaa waxaa uu Sheekh C/raxmaan diirada ku saaray Kuwa ka badbadiyey
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|