Maxaa cusub maanta ?
TACSi :-Culumada S/land oo tacsi u diraya eheladii Dr Ahmed Xaji(December 6, 2011)
إنا لله وإنا إليه راجعون ANNAGOO AH CULIMADA REER SOMALILAND EE MAGACYADOODU HOOS KU XUSANYIHIIN WAXAANU HALKAN KU SOO GUDBINAYNAA: 1. TACSI WAXAANU UGA TACSI Raabidada Macaahida sharciga ah oo ka tacsi u diraya eheladii Dr. Axmed Xaaji
(December 5, 2011)
Boosaaso:-Raabidada Macaahida sharciga ah oo ka tacsi u diraya eheladii Dr. Axmed Xaaji waxaana ay alle uga baryayaan in alle janadii ka waraabsho Masuuliinta Raabidada Macaahida sharciga ayaa u
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/1muxaram.jpg)
(December 4, 2011)
Bilaha 12ka ah ee aan tirsano hadii aan nahay Muslimiin waxaa ugu horeeya Muxaram oo ah mid ka mid ah Afar bilood oo si gaar ah Xurmad u leh, bishaan Muxaram waa waxaa la jeedeeyaa in la Soomo maadaam
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/sh_umal.jpg)
(December 2, 2011)
Nairobi:-Mareegta Wararka ee Halgan.net ayaa waxaa nasiib ay u heshay in ay hesho muxaadara dii uu Fadiilatu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abuu bakar Nairobi, muxaadarada ayaan baahin doo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/10/shyuusuf.jpg)
(October 16, 2011)
Denmark:-Shiikh Yuusuf Aaden oo ka mid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa socdaal dacwadeed waxaa uu ku joogaa magaalada Copenhagan ee caasimada dalka Denmark ,Shiikh Yuusuf Aadan ayaa waxaa mart Sh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u jeedshay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Holland.(Dhagayso)
(September 26, 2011)
Holland:- Sh Maxamed Cabdi Umal oo ah culumada sida weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu shalay walaalaha ku nool dalka Holland u jeediyay muxaadaro ah video conversi (Video Ahaan ) Muxa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/sadiqenow1.jpg)
(September 22, 2011)
Sweden:-Talyaanigii ciidamo badan ayuu ku soo dejiyay degmooyinkii uu u arkayay in ay ahmiyad istraateejiyadeed u leeyihiin weerarada uu ku doonayay in uu ku gumeeyo degaanka iyo dadkiisa. Degmooyinka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/sh_maxamed.jpg)
(September 15, 2011)
Mecca:-Sheikh Maxamed Idris Axmed oo ku sugan Magaalada barakeysan ee Makka-Almukaramah ayaa jeediyay Muxaadaro aad u qiima badneyd oo uu sheikha uga hadlay ahlusanaha iyo Wadajirka Umadda waxaana uu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/DSCI0722.jpg)
(September 10, 2011)
Baydhabo:-Bishii Ramadaan waxay Hay’adda Kafaalo ugu hawl gashay aafadii abaaraha kharash kudhow 1,000,000 kroner (hal malyan oo kroner) waxayna kala shaqaysay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomali
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/Galkacyo_09_09_2011.png)
(September 8, 2011)
Gaalkacyo:-Waa warbixin kooban oo ku saabsan dadaalka nabadeed ee ay u guntadeen Isimada Gobolka Mudug iyo waxgaradka kale sida culimada waaweyn ee ku nool Puntlland oo hadda qaarkood ay ku sugan yihi
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|