Raabidada Macaahida sharciga ah oo ka tacsi u diraya eheladii Dr. Axmed Xaaji
December 5, 2011 - Written byBoosaaso:-Raabidada Macaahida sharciga ah oo ka tacsi u diraya eheladii Dr. Axmed Xaaji waxaana ay alle uga baryayaan in alle janadii ka waraabsho Masuuliinta Raabidada Macaahida sharciga ayaa ugu baaqay eheladii Dr Ahmed Sabar iyo dulqaad waxayana ugu baaqeen culumada Soomaaliya in wadaan dacwada iyo wanaagii ay umada u hayeen
Halkan ka Akhri Tacsida ay dirayaan Raabidada Macaahida sharciga
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

