Sh.Yuusuf Aaden oo caawa Muxaadaro ka jeedinaya masjidka Al-tawxiid ee Copenhagen. (Masawiro)

October 16, 2011 - Written by

Denmark:-Shiikh Yuusuf Aaden oo ka mid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa socdaal dacwadeed waxaa uu ku joogaa magaalada Copenhagan ee caasimada dalka Denmark ,Shiikh Yuusuf Aadan ayaa waxaa martiqaadkan u fidiyey Maamulka iyo Ducaada masjidka Al-Tawxiidee Copenhagen, Shiikh Yuusuf Aaden ayaa waxaa caawa uu waano iyo dardaaran u jeedin doona Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magalaada Copenhagen isagoo Shiikhu uu caawa darsi ka jeedin doono Masjidka Soomaaliyeed ee Al-towxiid ee magaalda Copenhagen.

Shiikh Yuusuf Aadan ayaa socdaal dacwo ku mari doono Gobollada dalka Danmark isagoo ka dib u gudbi doona wadamada Norway iyo Sweden, darsiga Shiikh Yuusuf ayaa caawa si live ah Maqal iyo Muuqaal aad kala socon doontaan Halgan Tv

insha Allahu.

Hoos kala soco Muxaadarada Shiikh Yuusuf oo bilaaban doonta 17 :00 UK Time

 

Halgan.net
Masjid Al-Tawxiid
Denmark

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,781 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>