Muxaadaro uu Sh.Maxamed Idris Axmed ka jeediyay Qolka Altaqwa(Dhageyso)

September 15, 2011 - Written by

Mecca:-Sheikh Maxamed Idris Axmed oo ku sugan Magaalada barakeysan ee Makka-Almukaramah ayaa jeediyay Muxaadaro aad u qiima badneyd oo uu sheikha uga hadlay ahlusanaha iyo Wadajirka Umadda waxaana uu Sheikha faahfaahiyay Calaamadaha Ahlusnaha lagu garto iyo kuwa ka inxiraafay manhajka ahlu sunaha.
 

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sh Maxamed Idirs Ahmed

[audio:http://www.alyaqiin.com/dhageysi/MCusubidrisbyAlyaqiin.mp3]

Halkaan ka rogo muxaadarada Shiikh Maxamed Idirs

Waxaa na soo gaarsiiyey Muxaadara Sh Maxamed Maamulka qolka Al-Taqwa.

Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. maasha allah ilaahey kheyr allaha siiyo shiikha kuwii necebna allaha ha ka qabto

Leave a comment

*