Warar
Puntland qayb kama nihin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool(March 4, 2023)
Garowe:-Dowladda Puntland waxay markale cadaynaysaa mowqifkeedi ahaa in aanay qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo Deegaanada ku xeeran. Dowldda Puntland marwalba w Suldaan guud ee beesha “Fiqishinni” oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho
(March 2, 2023)
Muqdisho:-Suldaan guud ee Beel-weeynta Fiqi Ismaaciil Fiqi Cumar "Fiqishinni"Sheekh Mustafa Maxamuud Awseed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho waxaana Suldaanka ku soo dhawweyey maga Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo booqday dhaawacyo yaal Isbitaalka Somcare ee Garoowe
(March 1, 2023)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa Isbitaalka Somcare ee Garoowe ku booqday qaar ka mid ah Shacabkii kusoo dhaawacmay xasuuqa Maamulka Som Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Kismaayo
(March 1, 2023)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Sooma Magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag oo lagu soo dhaweeyey Macallin Mursal Siciid Cali.
(February 23, 2023)
Xingalool:-Magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag, waxa maanta munaasibad si heer-sare ah loo soo agaasimey maamuus iyo mahadcelin loogu sameeyey; Macallin Mursal Siciid Cali-Waraabe oo in ka badan 30 Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Safiir Ku Xigeenka Dawladda Maraykanka
(February 23, 2023)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiir ku xigeenka Maraykanka Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimi Jamhuu Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa UNOCHA
(February 23, 2023)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Iskudubaridka Arrimaha Bini’aadanimada UNOCHA ee Soomaaliya Mr Alexis Kaman Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.
(February 19, 2023)
Addis-ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto. Madax Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku tagay deegaanka Garduush.
(February 18, 2023)
Xaafuun:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa booqasho ku tegay deegaanka Garduush oo ka tirsan Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari. Madaxweyna Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey Shirka Madaxda Afrika
(February 18, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika. Addis Ababa, Itoobiya 18 Febraayo, 2023 Madax
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|